Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Geerida ku timid Fanaanad Khadra Daahir Cige

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxday hoboladdii caanka ahayd ee marxuumad Khadra Daahir Cige. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in marxuumadda ay kaalin weyn uga jirtay fanka Soomaaliyeed, iyada oo doorweyn ka qaadatay sare u qaadida fanka … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Geerida ku timid Fanaanad Khadra Daahir Cige